Bankiga Amal oo Kismaayo ka daahfuray Adeegga Marwo

0
199

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Amal Bank ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furtay adeeg cusub oo loogu magacdaray adeegga marwo kaas oo loogu talagalay horumarinta Haweenka iyo Qoyska,waxaana munaasabadda furitaanka adeegaan ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.