Maamulka Dowlada hoose ee Degmada Kismaayo oo amar dul dhigay dadka ku ganacsada Gaari ganacannada

0
207

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku ganacsada  Gaari gaacanada ayaa maamulka Degmada Kismaayo waxaa ay fareen in muddo seddax cisho gudeheed ah ay uga guuraan Suuq yaraha magaalada Kismaayo,waxaana loo diyaariyay  goobo ay ku ganacsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.