Wasiirka Wasaaradda Gar-gaarka Jubaland oo kulan la qaatay xubno ka tirsan ururka Suxufiyiinta Jubbaland

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa xafiikiisa kulan kula qaatay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Jubbaland iyo xubno kale oo ka tirsan ururka.

kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay qaabka  ay wasaaradda iyo saxafiyiinta ay uga wada shaqeyn karaan u gar-gaarida dadka abaaraha ay saameeyeen.

Fartuun Nuur Adan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.