Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug oo golaha Baarlamaanka hor geeysay qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel

0
133

Kismaayo(Idaacaddda Waamo)-Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa maanta hor gaysay gollaha Baarlamaanka Galmudug qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel, oo ay hore u meel mariyeen gollaha wasirada shirki lagu qabtay guriceel bishi lasoo dhaafay.

Gollaha ayaa codka aqlabiyada u qaadaya goordhaw qaraarkan, si loo dhamaystiro hannaanka degmanimada Guriceel, kadib marki ay guricel soo dhamaystirtay dhamaan shuruudihii looga baahnaa in ay yeelato degmo  isku filnasho buuxda leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.