Maamulka Shirkada Korantada WESCO  ee Magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey adeegyada ay bixiso Shirkada.

0
266
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Shirkada WESCO oo bixiso adeeg yada korantada ugu weyn ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka warantay sida ay ugu shaqeyso bulshada Kunool Magaalada Kismaayo.
Madaxa macaamiisha shirkada Wesco ayaa ka warbixiyey waqtigii la aas aasay shirkada isagoona sheegay in adeegyada korantada lawada gaar siiyey gudaha magaalada Kismaayo iyo duleedka.
Fartuun Nuur Aadan :- ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.