Waxgardka Deegaanada Jubbaland oo Dowlada Soomaaliya ka codsay in wax laga Qabto Abaaraha Ka jiro Jubbaland.

0
274
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Iyadoo ay Maalinba Maalinta ka dambeyso sii Kordhayaan Saameynta kadhaleyso Abaaraha Kajiro Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa waxaa qaar kamid ah odoyaasha Dhaqanka ee kunool magaalada kismaayo ay Dowlada Soomaalia ka codsadeen wax ka qabashada Abaaraha Ka jiro Deeganada Jubbaland   taasi oo ay shegeen in ay badi dhamaadeen Xoolihi halisna ay kujirto Nolasha Dadka Reer miyiga ah.
Iidle Aadan Maxamed :- ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.