Barcelona oo Mar Kale Xaqiijisay In uu Dhaawacmay Ousmane Dembele

0
206

Barcelona-(Idaacadda Waamo)-Barcelona ayaa daaha ka qaaday in Ousmane Dembele uu mar kale garoomada ka maqnaan doono, iyadoo weeraryahanka dhaawac muruqa ah uu soo gaadhay.

Xiddiga reer France ayaa dhaawac ka soo laabtay kulankii Dynamo Kiev ee champions league isaga oo badal ku soo laabtay 25-kii daqiiqo ee ugu dambeeyay kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac.

Xiddiga 24 jirka ah ayaa la filayay in uu ku bilowdo shaxda kooxdiisa kulanka Celta Vigo ee horyaalka La Liga Sabtida, Laakiin Barcelona ayaa xaqiijisay in xiddiga reer France uu dhaawac muruqa ah soo gaadhay waliba uuna muddo u ciyaari doonin kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.