Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka hawl-gala Kismaayo oo maanta loo qabtay Tababar

0
251

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed ee SWJO ayaa tababar u qabtay 24 Wariye oo ka howl-galo magaalada Kismaayo .

Tababarka ayaa waxuu  socon donaa mudo saddax maalin ah waxaana lagu baran donaa  Anshax Saxaafadda iyo xeerka Saxaafadda.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.