Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland oo tababar u qabatay ururada Haweenka iyo Dhalinyarada

0
215

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo loogu qabtay ururada haweenka iyo dhalinyarada.

Siminaarkan oo socon doona muddo labo cisho ah ayaa lagu baranayaa doorka Haweenka ee ku aadan  ka qayb Maamul daadajinta dowladaha hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.