Waasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Musiibooyinka Jubbaland oo ka warbixisay Marxaladaha abaarta ka jirta Deegaanada Jubbaland.

0
244
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxay la kulamaysaa Xaaladaha abaaraha ugu daran ee laga dareemayaa dalka ,iyadoo dowlad goboleedka Jubbaland ay tahay meelaha ugu badan ay abaartu sameesay ka dib markii xilliyo isku xigxiga ay roobabka ku liiteen guud ahaan deegaanada.
Qaybo badan oo ka mid ah  deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland waxay la kulmeen biyo yaraan ba’an iyo hoos u dhaca weyn oo ku yimid sugnaanta cuntada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.