Qaar kamid ah Culimada iyo ganacsatada Kismaayo oo booqday dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku sugan Deegaanka Xaar-Xaar

0
218
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah deeganada Jubbaland ayaa waxaa ka jiro abaaro saameyey dadka deegaanka tasi oo jirto awgeed ayaa culimada iyo ganacsatada magaalada Kismaayo qaar kood waxa ay booqasho ugu tageen dadkii ka soo barakacay abaaraha ee ku sugan deegaanka xaar xaare ee duleedka Degmada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.