Qaar ka mid ah dadka kunool degaanka   Baar-Sanguuni   oo wasaarada Caafimadka Jubbland  ka Codsaday in   loo hirgaliyo  Xarun Caafimaad 

0
265
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baar- Sanguuni ee dhaca dhinac waqooyi  magaalada kismaayo aya waxaa laga dareemayaa cudurka Duumada iyo cudurro kale .
Bulshada kunool deegaanka aysan haysanin goob Caaafimad oo lugu dabiibo dadka kunool degaanka ayaa waxaa mararka qaar soo gaar deegaanka dhaqaatiir ay soo dirtay wasaaradda caafimadka  Jubbaland in  ay soo gaaraan  deegaanka si ay u dawayeen bulshada kunool Baar-Sanguuni balse aysan ku fileen adeegyada caafimaad ay u baahan-yihiin bulshada.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.