Shax Laga Sameeyay Xiddigaha ugu Qaalisan Suuqa Kala Iibsiga Premier League

0
225

Premier League-(Idaacadda Waamo)-Horyaalka Premier League ayaa ka ciyaaraan xiddigo waaweyn oo heer sare ah kuwaas oo wacdaro ka dhigaya tartanka.

Xiddigaha Romelu Lukaku, Jadon Sancho iyo Jack Grealish ayaa ka mid ah xiddigaha ugu qaalisan kadib markii ay xiddigahaas ku biireen kooxo premier Leageu ah.

Kooxaha ka ciyaara Horyaalka premier Leageu ayaa suuq kasta ah kooxaha lacagta ugu badan galiya suuqa kala iibsiga iyaga oo kaga badan dhamaan kooxaha kale ee ka ciyaara yurub.

Shabakada 90min ayaa soo saartay shax laga sameeyay xiddigaha ugu qaalisan horyaalka Premier League iyada oo ay liiska ku jiraan xiddigo magac weyn ku leh adduunka.Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.