Wasaaradda xannaanada xoolaha Jubbaland oo bilowday Mashruuc lagu tallaalayo xoolaha ay abaartu saamaysay

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad goboledka Jubbaland ayaa qaybo ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Kismaayo waxaa ay ka samaysay mashruuc isugu jira Daawayn iyo tallaal kaas oo loo sameeyay xoolaha ay saamaysay abaarta ka jirta deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixinntan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.