Jubbaland oo dib u howl-galisey dugsiga tababarka ciidanka Booliska Jubbaland ee Kismaayo

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Jubbaland oo lafuray 2016 islamarkaan ay ka soo baxeen ciidamo badana ayaa labadii sano ee igu dambeyey aysan ka jirin wax shaqa ah balse maanta ayaa dib loo howl-galiyay dugsiga tababarka ciidamada Booliska Jubbland waxaana lagu wadaa in ciidamo  badan lagu tababaro dugsiga.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.