Bulshada ku nool Deegaanka Lugloow oo codsaday in Gargaar Lala soo gaaro.

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka ku sugan deegaanka Lugloow ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay u badan yihiin dad xoola dhaqato ah, iyagoona sheegay xoolihii ay dhaqan jireen in ay saameysay abaaraha ka jira qaar ka mid ah deeganada Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.