Maamulka Degmada Kismaayo oo Digniin Kasoo Saaray Xoolaha lagu sii daayey Magaalada.

0
172
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada qudaarta ee  ku nool magaalada Kismaayo ayaa dhibaato weyn ku qaba xoolaha lagu soo daayey suuq yada magaalada.
Taasi oo jirto awgeeda ayaa gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf Timajilic waxa uu ugu baaqay dadka leh xoolaha kala duwan ee dhibaatada ku haya suuq leyda in ay u sameeyaan goobo gaar ah oo lagu xanaaneyo xoolaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.