Qaar ka mid ah gabdhaha wax ka bartay Jamadacadah magaalada Kismaayo oo Haweenka ugu baqay in ay waxbartaan

0
227

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowalada dhax ee soomaliaye waxaa hoos u dhacay ku yimid heerarka waxbarsho ee  dalka waxayna mesha ka baxay adeegyada asasiga u ah waxbarshada balse sanadahan waa mid a sare u kac laga daremayamaya.

Waxaana hada muuqda kororka waxbarsho ay sameeyaan gabdhaha doonaaya inay waxbartaan.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.