Maamulka Machadka Al-Hillal ee Magaalada Kismaayo oo ka Waramay qaabka ay  wax u baraan Ardeyda .

0
200
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Al-hillal ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu bartaa waxyaabo kala duwan sida barashada Quranka kariimka iyo sidoo kale barashada Luuqadaha afka Soomaaliga iyo Arabiga.
Macadka ayaa waxaa si gaara waxaa wax loogu baraa caruurta Agoomaha ah iyo Kuwa danta yar ee ku nool degmada Kismaayo iyo hooyooyin ka aan horay u helin fursado waxbarasho.
Fartuun Nuur Aadan… ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.