Kiisaska Furiinka oo Kusoo Badanayo Maxkamada Darajada Koowaad ee Degmada Kismaayo .

0
312

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Furiinka ama kala taga qoyska waa mid ku badan bulshadeena Soomaaliyed Isbadalka waayaha iyo Masuuliyada guurka oo La Fududaysto ayaa qayb ka ah Sababa keena inuu qoys Dhisan si fudud ku burburo .

burburka qoysku waxaa uu saamayn ku yeesha Lamaanayaasha kala taga waxaa uuna si gaar ah u saameeya Haweenka iyo Caruurta marka uu Meesha ay ka baxdo Masuuliyadii Aabaha.

Hamdi Mahamed Yaasiin…ayaa warbixintan inooga diyaarisay..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.