Maamulka Xarunta Farsamada Gacanta KTI oo soo Kordhiyay Fasalo Loogu tala galay Dadka baahiyaha gaarka qaba.

0
199
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Farsamada Gacanta KTI ee Magaalada Kismaayo oo la aas aasay sanadkii 2015 ayaa waxaa wax ka barta dhalinyaro isugu jira rag iyo dumar ku waas oo labaro xirfado kala duwan oo ay ku shaqaysan karaan Mustaqbalka Sida Solarka, Harqaanka, kumputerka biyo galinta, Xirista Korontada, Cilaan saarka, Samaaynta Shaanbada iyo Xirfada kale .
Xarunta KTI  ee ay Dhalinyaradu wax ka bartaan ayaa hada lagu soo kordhinayaa fasalo ay wax ku bartaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee u baahan inaay ka faa’iidaystaan xirfadaha kala duwan ee xarunta lagu barto sida ay sheegeen maamulka xarunta farsamada gacanta ee KTI  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.