Ardeyda Baranesa Xirfada Cumputer-ka oo ku soo badanaya Magaalada Kismaayo

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Burburkii dowladii Dhaxe ee Soomaaliya markii ay yaradeen Higisgii tacliin sare iyo waxbayihii farbadan oo ku taami jireen iney ka guul garaan waxayna taasi ay sabab u noqotay iney noqdaan kuwa aan guul ka gaarin dhanka waxbarshadda balse hada heerarka kale duwan ee waxbarshadda ayaa ah mid meel wanaagsn maraaya.

Hadaba waxaan magalada kismayo kusoo badanaayo dhalinyrada baraneesa Xirfadaha Cumputer-ka nocyadiis kale duwan xarunta kumputerka sahal software oo ku taala xafadda dalxiiska ee Magaalada waxaa wax kubarta dhalinyaro iyo dad waaweyn oo rabo iney bartaan Cumputer-ka

Abdinoor Samriye… ayaa warbixintan inooga diyaariyay..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.