Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyey dadka ku nool Deegaanka Istanbuul ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

0
330
Kismaayo-(Idaacadda Waamo- Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo  mareenta  masiiboyinka dowlada Jubbland iyo qaar ka mid ah xildhabada ka soo jeeda Jubbland ayaa waxaay deeq gargaar  ah oo isku jirta cuno iyo biyo gaarsiiyeen deegaanka Istanbuul ee duleeda Magalada Kismaayo
Deeqdan ayaa waxaa gacan ka geestay dowlad Kuwait oo soo wakiishatay Hay’ada Towfiiq waxaana loga tulagalay in lagu gargaaro dadka ay abaarahu Sameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.