Luis Figo oo Magacaabay Xiddiga u Qalma Abaalmarinta Ballon d’Or -ka

0
284

Manchester City-(Idaacadda Waamo)-Halyeeyga Portugal iyo Real Madrid, Luis Figo, ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu u arko in ay tahay in uu ku guulaysto abaalmarinta Ballon d’Or -ka 2021 oo xafladiisa la qaban doono 29 -ka November ee soo socota.

Figo ayaa ka hadlay musharraxiisa mar uu wareysi siinayey shabakadda beIN SPORTS waxana uu yidhi”Xilli ciyaareed kasta midka ka dambee Karim Benzema ayaa muujiyay tayadiisa”

“Waxan u malaynayaa in uu Karim Benzema u qamo ku guulaysiga Ballon d’Or-ka sanadka 2021”.

“Abaalmarinta Ballon d’Or-ku ma ahan xilli ciyaareed kaliya laakiin waa in lagu aqoonsado waxa uu xiddigu soo bandhigay xirfadiisa ciyaareed, sidaas darteed Benzema ayaa u qalma in uu ku guulaysto”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.