Gabdhaha suxufiinta Jubbaland oo ka waramay doorka gabdhaha ay ku leeyihiin hogaanka sare ee ururka suxufiyiinta Jubbaland

0
227

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhawaan waxaa magaalada Kismaayo ka dhacday doorashada hogaanka ururka suxufiinta Jubbaland .gabdhaha suxufiyiinta ayaa kaalin ka Gaatay dadaalada lagu dooranayey hogaanka ururka.
Hadaba gudoomiye ku xigeenka kowaad ee ururka suxufiyyinta Jubbaland Cabshiro Cabdirshiid iyo madaxa maaliyada ururka Amaal Cawil Maxamuud, ayaa ka waramaya qaabka loo xaqiijiyey qoondada ay ku lahaayeeen hoggaan sare ee Ururka Saxafiyiinta Jubbaland ee dhawaan la doortay.Ugu dambeen gabdhaha suxufiiyiinta ayaa shegay in ay door muuqda ka soo qaateen in la helo urur wax badan ka badali kara xalada suxufiinta deegaanka.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.