JUNSA oo ganacsatada iyo hay’addaha samafalka ugu baqay in ay u gurmadaan dadka abaartu saameysay

0
270
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hoggaanka Ururada Bulshada Rayidka ah Jubbaland ee Junsa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo waxa ay uga hadleen abaaraha ka jira deeganada Jubbaland iyo qabka loo cawin lahaa dadka iyo dunyada ee abaartu saameysay.
Marka uu soo idlaaday kulanka ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Cabdifataax Cali Faarax, oo ah gudoomiyaha urarada rayidka Jubbaland ee Junsa isagona faafaahin ka bixiyey waxyaabaha looga hadlay kulanka.
ugu dambeen gudoomiyaha ayaa ganacsatada iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay caawiyaan dadka ay baarta saameysay.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.