Maamulka Xarunta Xalwo baazanda oo ka warbixiyay Xalwadooda iyo waxa ay uga duwan tahay Xalwadaha kale .

0
261

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xalwadu waxaa ay ka mid tahay mac-macaanada ay bulshada Soomaliyed aadka u isticmaasho ‘xalwada baasanta oo ay dadka badidood u yaqaanaan xalwo Kismaayo ayaa ah xalwada ay bulshada  ku nool Magaalada Kismaayo ugu s isticmaalka badanyihiin sido kalana waxaa laga soo dalbadaa gobolada dalka .

inta badan dadka ka safraya Magaalada Kismaayo waxaa ay horay u sii qataan xalwadaan si ay ugu keyaan saxiibadooda ku jooga Magaaloyinka ay u safrayaan ‘xalwadaan ayaa waxaa ka riya dad qibrad u leh mudo badan ku jiray hawshaan

Xamdi Maxamed  Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.