Xiddigii hore Kooxda Liverpool Danny Mills ayaa Kooxdiisa uga Digay Inay Heshiis cusub Ka Saxiixato Moha Salah.

0
37

Liverpool -(Idaacadda Waamo)-Xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Danny Mills ayaa Liverpool uga digay in ay baanka jabiyaan xiddiga Mohamed Sala miiskana u saaraan mushahar aad u badan inkasta oo uu xiddig muhiim ka yahay kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.