Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ku baaqday in la daryeelo dadka qaba xanuunka dhimirka

0
229

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka dhimirka ayaa ah cudur ku dhaca maskaxda kaas oo samaayn wayn ku yeesha nolosha iyo caafimaadka qof uu haleelo xanuunka dhimirku .

Inta badan dadka soomaliyed ee xanuunkaan maskaxda ku dhaca uu  haleelo mahelaan daryeel caafimaad oo joogto ah waxaana intaasi dheer in ay bulshada dhexdeeda kala kulmaan dhibaatooyin ay ka mid tahay in qofka maskaxada ka xanuunsan caruurtu tuuryeeyaan mararka qaar sido kalana ay la kulmaan hadalo aan munaasab ahayn .
Bahda caafimaadku waxaa ay shegeen in cudurka dhimirku uu yahay xanuun ku yimaada siyaabo kala duwan uu badalo fikirka iyo habnololeedka caadiga ah ee qofka .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.