Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubaland iyo wafdi uu Hogaaminayo oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

0
169

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu horkacayay oo muddo  howlo shaqo ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan.

Soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.