Deegaanka Goobweyn oo lagu qabtay kulan Looga Hadlayay Isdhex-galka Bulshada Deegaanka

0
215
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka Goobweyn Oo Ah Degaan Kulmiyo Tuloyinka Badan Oo Hoos Yimada Ayaa Waxa Lagu Qabatya Kulan Looga Hadlayay Aminiga Degaanka Sare Uqadista Cafimaadka Isdhex Galka Bulshada Iyo Sidii Loga Gudbi Lalaa Caqabadaha Kusoo Noq Noqda Degaanka.
Kulanka Oo Kadhacay Xaruunta Maamulka Ee Deegaanka Goobweyn Waxaa Kaso Qebgalay Maamulka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.