Wasaaradda Arrimaha gudaha  Jubbaland oo  qabatay kulan looga hadlayey xiriirinta hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada Dowladaha hoose

0
205
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada arimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta dowlad gobleedka Jubbland ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo ku qabtay kulan loga hadlayay xiriirinta Hay’adah ka shaqeeya Barnaamiyada dowladaha hoose.
Shirka  ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiir dowladah  wasarada arimaha gudaha fedearlka iyo dib u heshiisinta dowald goboleedka Jubbland ,Agaasimaha  guud ee wasaarada waxbarshada Jubbaland , Agaasimaha arimaha  gudaha Jubbland iyo xubno ka kale socday wasaaradaha iyo dowlad hoose ee degmada kismaayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.