Ciyaar Saaxiibtimimo ah  oo lagu horumarinayo is dhexgalka dhalinyarada oo Kismaayo lagu qabtay

0
244
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cayaaraha kubada cagta waxaa ay door wayn ka qataan is dhexgalka bulshada waxaa inta badan Goobaha kubada lagu cayaaro ku kulma dhalinyarada kuwaas oo si fudud isku barta iskuna dhex-galka.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ka dhisan kooxo badan oo ciyaartooy ah  waxaana loo qabtaa tartamo dhex dooda ah oo kor loogu qaadayo xirfada kubada cagta sido kale waxaa ay ka qaayb galaan ciyaaraha kale ee ka dhaca dalka sida ciyaaraha Maamul goboledyada iyo gobolka banaadir oo sanadkiiba mar laqabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.