Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo sheegtay in dadka Beeralayda ay saamayn ku yeeshaan Abaaraha iyo Fatahaadaha Xilli Roobaadka

0
215

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeralayda ah ee ku nool Deegaanada Dowlad Goboleedka Juabbaland ayaa ka mid dadka ugu badan ee dhibaatooyinka ka dhasha abaaraha ay soo  soo food saraan waxaana ku adkaada  in ay helaan Biyo ku filan oo ay Beeraha ku waraabsadaan sido kale caqabado ayey la kula kulmaan xilli Roobaadka oo inta badan uu fatahaad sameeyo wabiga Jubba,taas oo saamaayn ku yeelatay dalagyada Beerahooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.