Qaar ka mid ah howl-wadeenada Caafimaadka Jubbaland oo cod saday in loo badiyo tabarada la xiriira xirfadooda

0
186

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hal-wadeeno caafimaaad oo kala yimid degaanada dowlad goboledka Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay magaalada Kismaayo ugu qayb galeen aqoon is waydaarsi ku saabsan adeega dag daga taranka ee hooyada iyo dhalaanka’ kaas oo ay qabashadiisa iska kaa shaadeen wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland iyo Hay’ada (UNFBA ).

Saraakiisha caafimaad ee kala yimad degaanada Jubbaland ee aqoon korarsiga 5 maalin socday ka faa’iidaysatay ayaa laga rajaynaya in waxa ay barteen  ay kula laabtaan degaanadii ay ka yimaadeen bulshadana ay uga faa’iidayn donaan aqoontooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.