Wasaaradda ganacsiga Jubbaland oo Hay’adda tayo-dhowrka Jubbaland ka codsatay in ay shaqo siiso arday dhawaan loo qabtay tababar ku saabsan hubinta badeecoyinka

0
200
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda taya dhowrka Jubbaland iyo wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboledka Jubbaland ayaa ka wada shaqeeya hubinta badeecooyinka kala duwan ee soo gala degaanada Jubbaland .
Si loo helo dad aqoon u leh qalabka shaay baarka ee lagu hubiyo tayada badeecooyinka soo gala Jubbaland ayaay Hay’ada taya dhowrku waxaa ay dhawaan magaalada kismaayo tabar ugu qabatay qaar ka mid ah ardayda wa ka barta jaamacadaha Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.