Degmada Xagar oo ay Dad ugu Geeriyodeen Xanunka Cofid-19

0
253

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalmihii Ugu Danbeyay Korartay Degmada Xagar iyo Deegaanada Hoos yimaada Tiradad Dadka  U dhimanaayo Xanuunka Cofid-19 iyo kuba uu kudhacaayo Xanunka Gudoomiyaha Degmada Xagar Cabdisalaan xassan Axmed Garweyne oo wareysi Gaar ah siiyay Idacada waamo ayaa sheegay in Ay hada ay Dhimashada Mareyso 15 qof Ayna intaas kasii badan karto Tiradaasi waxuuna Baaq udiray Wasaaradda Cafimadka Dowlada Gobleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.