Wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland oo  Kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan dhab u heshiisiin ah

0
216
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka  Jubaland ayaa degmda Kismaayo ku  qabatay kulan ku saabsan wada tashiga qorshaha hanaanka dhab u heshiisiinta heer dowlad goboleed.
Kulankan ayaa waxaa loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socotay wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland iyo la taliyaha wasaaradda arimaha gudaha xukuumada fadaraalka Soomaaliya.
Sababaha loo qabtay kulankan ayaa waxa ay aheed in la diyaariyo qorshaha hanaanka dhab u heshiisiinta iyadoona la iska kaa shanayo habkii loo wajihi lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.