Bahda Abwaanada Jubbaland oo ka Tacsiyeeyay Geeridii ku timid Majaajiliiste Ajakis

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Allaha U naxariiste waxaa magaalada Mugdisho ku geeriyoday Abdi muriidi Dheere Ajakis oo ahaa Majaajiliiste Caanka ahaa Bulshad Soomalida dhexdeeda kaasi oo maalmahaan ku xanuunsanayay Caasimadda Dalka Ee muqdisho Waxaana geeridaasi ka Tacsiyeeyay  Ururada bulshada rayidka, bahda fanaaniinta iyo qaybo kamid ah bulsho waynta magaalada kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.