Munaasabad lagu xusayey maalinta Dalxiiska adduunka oo lagu qabtay magaalada Kismayo

0
199

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinta dalxiiska aduunka ayaa sanad walbo waxa la qabtaa  27/9/Ururka Dalxiiska Adduunka ayaa u asteeyay Maalinta Dalxiiska Adduunka ee sanad kan  2021 inay tahay maalin diiradda la saaro “Dalxiiska Kobaca Loo Dhan Yahay.

Hadaba wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu xusaayey  muhiimada ay leedahay maalintan.
Waxaa ka soo qeyb galay kulanka wasiirka wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska dowlad goboleedka Jubbaland wasiirka wasaaradda warfaafinta Jubbaland iyo gudoomiyaha degmada Kismaayo,iyo masuuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.