Tababar ku saabsan Caddaalada oo loo qabatay Ururada Bulshada rayidka Jubbaland

0
264
Wasaaradda cadaalada Jubbaland oo ururda bulshada rayidka u qabatay tababar ku saab sanka doodista helitaanka cadaalada.
Waxaa dad loo qabtay tababarkan ay iskuugu jireen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka haweenka iyo shaqaalaha kala duwan wasaaradda cadaalada Jubbaland.
Waxaana tababarka ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada dowlad goboleedka Jubbaland iyo gaasimaha xafiiska xeer ilaaliya Jubbaland afayeenka odayaasha dhaqanka iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobalka Jubbada Hoose.
Muhiimada loo qabatay tababarka ayaa ahaa in sare loo qaado aqoonta guud ee dadkan oo inta badan ku howlan ka shaqeynta helida Caddaalada.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.