Horudhac: Arsenal vs Tottenham

0
232

London(Idaacadda Waamo)-Kulankii ugu horreeyay ee darbiga Waqooyiga London xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ayaa maanta la ciyaari doonaan marka ay iska hor imaadaan kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur.

Gunners ayaa soo dhoweyneysa maqribnimada maanta Xilliga Geeska Afrika dhiggeeda Spurs ciyaarta loo yaqaano North London Derby taasoo ka tirsan horyaalka Ingiriiska xilli ay labada naadi u dhexeyso farqi saddex dhibcood ah.

Tottenham oo haatan ku jirta kaalinta 10-aad ayaa leh sagaal dhibcood, halka Arsenal oo booska 13-aad ee kala sarreynta ku jirtana ay leedahay lix dhibcood.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 06:30 Maqribino xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Emirates

Garsooraha: Craig Pawson (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.