Haween ku mideysan xarun lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo Dhaqanka Soomalida oo Ka warbixiyay sida ay u sameeyaan

0
222

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsho walbo oo caalamka ku nool  waxeey leedahay dhaqamo u gaar ah,ku waas oo ay ka mid yihiin astaamo ka turjumaayo dhaqanka u maddaaasi Soomalida, magaalda kismaayo waxaa ka dhisan xarun ay Haween ku mideysanyihiin oo  lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo dhaqanka Soomalida.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.