Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay kormeer ay dhawaanahan waday oo ku saabsan adeegga Nafaqaynta Hooyad iyo Dhallaanka

0
200

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Adeega Nafaqaynta Hooyada iyo Dhallaanka ayaa ah mid muhiim u ah bulshada gaar ahaan  hooyada iyo Dhallaanka oo ah kuwo had iyo jeed u baahan daryeel gaar ah marka loo fiiriyo bulshada qaybaheeda kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.