Raab saameyn ku yeeshay qaar ka mid ah Xaafadaha Kismaayo

0
198
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka curtay robabka deeyrta ah oo ay ku diirsadeen dadka deegaanka.
ha yeeshee daadadka ka dhashay roobka ayaa waxay saameeyn ku yeesheen qaar ka mid ah dadka ku nool xaafadda Guulwade.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.