Mac-hadka Al-nuur oo qabtay munaasab ay ku qalin jabinayeen ardey baratay Shareecada Islaamka

0
60
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalinjebinayeen dufcadii labaad ee  baratay culuumta Shareecada Islaamka ayaa lagu qabtay Machadka Al Nuur ee magaalada Kismaayo.

Xaflada qalin jabinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay  gudoomiyaha waxbarashada gobalka Jubbada Hoose,walidiin maclimiin iyo ardey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.