Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo loo qabtay kulan looga hadlayay Qoondada Haweenka

0
180

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Dowlada Goboleedka Jubbaland iyo guddigii qoondada Haweenka ee uu soo magacaabay Raysul wasaraha soomaaliya ee ku sugnaa magaalada kismaayo ayaa kulan u qabtay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.