Maamulka Jaamacadda Kismaayo oo ardayda cusub ee sanadkan faray in ay  waxbarashada ku dadaalaan

0
83
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Araday ka baxay dugsiyada sare ee Magaalada Kismaayo ee danaaynaya inaay sii wataan waxbarashadooda ayaa bilaabay inaay ku biraan Jaamacada kala duwan ee Magaalada.
Jaamacadda Kismaayo  unaversity  oo ka mid ah Jaamacada ugu faca wayn degamada Kismaayo ayaa  kulan soo dhawaayn ah u samaaysay ardayda cusub ee sanadkaan Jaamacada ku biiray waxaa ayna maamulka iyo macalimiinta Jaamacada  ardayda cusub u sharaxeen nidaamka waxbarashada Jaamacada iyo shuruudaha u yaala.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.