Maamulka Mac-hadka Imaamu shaafici oo ka warbixiyay adeegyada waxbarashada ee uu Mac-hadku bixiyo

0
151

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka imaamu shaafici waxaa uu ka mid yahay macaahidda bixiya adeegyada Waxbarashada ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Macadkaan oo la aas-aasay sanadkii 2016,kii ayaa waxaa ka Qalin-jabiyay dufcado badan, kuwaas hadda ay qaarkood Macadka macalimiin ka yihiin,adeegyada Waxbarasho ee uu machadku bixiyo ayaa ah kuwo isugu jira Diini iyo Maadi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.