50 Arday oo ka Qalin-jibisay Mac-hadka Tababarada Macalimiinta Jubbaland

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-konton macalin oo qaatay Tamabarka macalinnimo ayaa ka qalin jabayey mac-hadka Tababarka macalimiinta Jubbaland,maclimiinta Qalin jabiyey ayaa waxaa ay iskugu jiraan Rag iyo Dumar,ku waasoo rajo weyn ka qaba in ay noqdaan macalimiin wanaagsan,iyagoona noqonaya duf-caddii sadaxaad ee ka Qalin jabisa mac-hadka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.